Dadkii ugu tirada badnaa oo maanta Muqdisho ugu geeriyooday Coronavirus

Dowlada Somalia ayaa caawa shaacisay tirada dadkii ugu badnaa ee cudurka Coronavirus ugu geeriyootay magaalada Muqdisho 24-kii saac ee la soo dhaafay. Qoraal ka soo baxay Wasaarada Caafimaadka ayaa lagu sheegay in illaa 6 qof oo ka mid ahaa dadkii laga helay cudurka ay dhinteen 24-kii saac ee la soo dhaafay. Tirada guud ee dadka … Continue reading Dadkii ugu tirada badnaa oo maanta Muqdisho ugu geeriyooday Coronavirus